Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Naciimo Abwaan Qorane

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis Madaxweyne u fidiyay Naciima Abwaan Qorane oo ku xirneyd Xabsiga magaalada Gabiley. Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa horey sadex sano oo xabsi ah waxa ay ku riday Naciimo Abwaan Qorane oo lagu eedeeyay in ay u geftay qaranimada maamulka Somaliland. Aabaha dhalay Naciima ayaa ka codsaday Madaxweynaha maamulka … Continue reading Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Naciimo Abwaan Qorane